Shirka Dhuusomareeb oo lagu kala tagay iyo dadaalo lagu bad baadinayo shirkaasi oo socda

Shirka wadatashiga magaalada Dhuusomareeb uga socday Madaxda dowlada federaalka iyo kuwa maamul goboleedyada ayaa qarka u saaran in gabi ahaan  lagu kala tago kuna soo dhamaado shirkaasi fashil. Madaxda Dowlada federaalka iyo kuwa maamul goboleedyada oo labo garab u kala jabsan ayaa isku mari waayay qodobada qaar ee shirka gaar ahaan arinta gobolka Gedo ay … Continue reading Shirka Dhuusomareeb oo lagu kala tagay iyo dadaalo lagu bad baadinayo shirkaasi oo socda